Heemaal News Network
somali

Israel Oo Ogolaatay Xabad Joojin

Kanalka 12 ee Israel ay leedahay ayaa wariyay in ay jiri doonto xabad joojin u dhaxeysay dhinacyada Falastiin iyo Israel wixi ka dambeeya duhurnimada maalinta Jimcada.

Lama oga ilaa hadda go’aankaasi cida leh balse waxaa soconayaa dadaala caalami ah oo lagu doonayo in xiisada lagu qaboojiyo.

Xamaas dhankeedi waxa ay sheegtay inay diyaar u tahay fulinta iyo dhaqan galinta xabad joojintaasi.

Related posts

Xarunta Xuquuqul Insaanka Somaliland Oo ka Hadlay Kufsi Iyo Jir-dil ka Dhacay Hargeysa.

Heemaall

Dowladii 3aad Ee Carbeed Oo Safaarad weyn ka Furatay Israel.(Sawirro)

Heemaall

Xildhibaan Fu’aad OoU Jawaabay Xil.Ma’d Abiib Kana Hadlay Caruur Lagu Xiray Calanka Somaliya.

Heemaall