Heemaal News Network

Isticmaalka Lacagtii Hore Ee Itoobiya Oo Maanta la Joojiyay.

Sida uu shaaciyay Bangiga Qaranka ee Itoobiya waxaa maanta guud ahaan la joojiyay isticmaalka lacagtii hore ee Itoobya, iyadoo aan waxba lagu kala iibsan doonin laga bilaabo maanta oo Talaado ah.

Bangiga ayaa sidoo kale sheegay inay maalmo kooban sii socon doonto badalaada lacagtii hore, cidda jeebkeedu kusii jirtana ay ka badalan karto bangiga muddo 2 toddobaad gudahooda.

Degaanka Soomaalida ayaa meelaha qaar laga soo sheegayaa bangiyada oo ku yar awgii in wali dadku haystaan lacagtii

Related posts

RW Rooble Oo Magacaabay Xoghayaha joogtada Ee Xafiiskiisa.

Heemaall

Ciidanka Galmudug Oo Hirshabeele Xoog kaga la Wareegay Amniga Degmada Matabaan.

Heemaall

Nin ku Faanay inuu Jabsaday Twitterka Trump Oo Su’aalo la Weediiyay.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More