Heemaal News Network
somali

Jabuuti Oo loo Darreeray Goobaha Codbixinta.

Dadka reer Jabuuti oo ayaa saakay oo Jimco ah u darreeray goobaha codbixinta doorashooyinka madaxtinimo oo saaka si rasmi ah uga furmay guudaha Dalkaasi.

Dadka gaaraya ilaa 215,000 oo ruux ayaa loo diiwaangaliyay in ay ka codeeyaan dalkaasi Jabuuti.

Madaxweynaha waxaa xilkan kula tartamaya ganacsade caan ah oo si weyn looga yaqaan Dalkaasi,kaas oo lagu magacaabo Zakaria Ismail Farah, oo ah 56 jir ku cusub siyaasadda.

Xisbiyada mucaaradka ee ugu waaweyn dalka Jabuuti ayaa qaadacay ka qeybgalka doorashada madaxtinimo ee dalkaasi.

Markii Shanaad ayuu doonayaa Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele in uu mar shanad qabto xilka madaxtinimo ka dib kolkii uu talada dalka Jabuuti la wareegay sanadkii 1999-kii.

Related posts

Puntland Oo Sheegtay Inay Dagaalkii Daacish Uga Dishay 24 Xubnood.(Sawiro)

Heemaall

Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug Oo Magacaabay Guddiga Doorashada Aqalka Sare.(Akhriso)

Heemaall

Xukuumada Somaliland Oo ka Ganacsiga Sigaarka ka Mamnuucday Degmada Saylac Ee G/Salal.

Heemaall