Heemaal News Network
Soomaaliya

Jabuuti: Tirada Dadka Laga Helay Corona-virus Oo Korodhay.

Wasaarada caafimasdka Dalka Jabuuti ayaa shaacisay in ay diiwaan galisay 9 Qof oo cusub oo laga helay cudurka coronavirus

Tirada Dadka Qaba Coronavirus ee dalka Jabuuti ayaa Noqotay 11 Qof.
Halkan ka Akhriso:

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More