Heemaal News Network
somali

Jadwalka Cusub Ee Doorashooyinka Labada Aqal Oo la Shaaciyay.(Akhriso)

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal (GDHF) ayaa soo saaray jadwalka cusub ee doorashada Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee lagu wado in ay ka dhacaan dowlad goboleedyada dalka.

Qoraal kasoo baxay guddiga Doorashada ayaa lagu sheegay in xil iska saareen hirgelinta doorashooyin degdeg ah, waqtigooda ku dhaca, xor iyo xalaal ah iyo baahida loo qabo in la bilaabo geeddi-socodka doorashooyinka iyada oo laga hor tegayo dib u dhac dambe.

Guddiga doorashada ayaa sheegay in jadwalkan uu yahay kan ugu dambeeya ee doorashooyinka iyadoo la raacayo shaxda doorashada 29 Juun, habraacyaddii 17 Sebtember iyo 27 Maajo lagu heshiiyay oo ay si wada jir ah u wada saxiixeen dhammaan madaxda maamullada Dowlada federaalka Soomaaliya.

Halkan ka Akhriso Jadwalka Doorashada.

Related posts

Boqorka Beesha Gabooye Oo Jawaab Adag ka Bixiyay Hadal Wasiir Qanbi kasoo Yeeray.

Heemaall

Booliiska Oo Shaaciyay khsaraaha Qaraxii ka Dhacay Muqdisho.

Heemaall

RW Rooble Oo si Wayn Loogu soo Dhaweeyay Sacuudiga.(Sawiro)

Heemaall