Heemaal News Network
somali

Jadwalka Doorashada Aqalka Sare Ee Gobolada Somaliland Oo la Shaaciyey.(Akhriso)

Guddiga doorashada Xildhibaanada labada aqal ee Somaliland ayaa shaaciyey jadwalka doorashada xubnaha aqalka sare ee gobolada Woqooyi.

Talaabadan ayaa ku soo aadeysa xili maanta Guddoomiyaha aqalka sare iyo RW ku-xigeenka dalka ay u gudbiyeen RW Rooble liiska musharaxiinta aqalka sare ee Somaliand.

HALKAN HOOSE KA AKHRISO:

Related posts

Xirsi Gaab Oo Faysal Iyo Ciro ku Booriyay Inay Beeshiisa Doontaan Ama Musharax-nimada Iska Daayaan.

Heemaall

Alshabaab Oo Weerar Qasaare Gaystay Ka Fulisay Gudaha Kenya

Heemaall

Somaliland Oo ka Jawaabtay Hadal kasoo Yeeray Dawladda Somaliya

Heemaall