Heemaal News Network

Jadwalka Doorashada Madaxweynaha & Madaxweyne kuxigeenka Hir-Shabeelle Oo la Shaaciyay

Guddiga doorashada Madaxweynaha & Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Hir-Shabeelle ayaa ku dhawaaqay waqtiga la qabanayo doorashada Madaxweynaha Maamulkaas iyo kuxigeenkiisa.

Qoraal kasoo baxay guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in diiwaangelinta musharixiinta Madaxweynaha & Madaxweyne kuxigeenka Hir-Shabeelle ay dhacayaan 8 ilaa 9 Bisha November, halka hadal jeedinta musharixiinta Madaxweynaha & Madaxweyne kuxigeenka Hir-Shabeelle ay dhaceyso 10-ka Bishaan.

Sidoo kale guddiga doorashada ayaa waxaa ay shaaciyeen in doorashada Madaxweynaha & Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Hir-Shabeelle ay dhaceyso 11 Bisha November oo ku aadan Maalinta Arbacadaha ah ee soo socota.

Related posts

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Oo si Rasmiya ah Xadhiga Uga Jaray Laab Lagu Baadhi Doono Biyaha.

Heemaall

Xisbiga Wadani Oo Ogaaday Cida Dilka Ugu Hanjabtay Barkhad Batuun.

Heemaall

Buuq ka Dhashay Golaha Guurtida Somaliland Oo ka Dooday Haydada UNDP

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More