Heemaal News Network

James Swan Oo Kulan Xaasaasi ah Kismaayo kula Qaatay Axmed Madoobe.(Sawiro)

Wakiilka QM ee James Swan iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaaray maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose.

James Swan ayaa haatan madaxtooyada Jubbaland ee Kismaayo wadahadal kula leh Madaxweyne Axmed Madoobe iyo xubno kale oo ka tirsan maamulkiisa.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlaya xaaladihii ugu dabeeyey ee Somalia iyo sidii xal looga gaari arimaha doorashooyinka Somalia.

Beesha Caalamka ayaa dadaal ugu jira sidii Madaxda Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland uga soo qeyb geli lahaayeen shirka Wadatashiga Muqdisho, si xal looga gaaro is mari waaga ka taagan hirgelinta hannaanka doorashada.

Related posts

Dawlada Oo Caawa Ciidamo Badan soo Dhoobtay Qeybo ka Mid ah Muqdisho(Sawirro)

Heemaall

RW Rooble Iyo Xukuumadiisa Oo Hortagaya Baarlamaanka Somaliya.

Heemaall

CXDS Oo Jab Xoog Leh Gaadhsiiyey Maleeshiyadda Alshabaab Oo Soo Weerartay

Heemaal

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More