Heemaal News Network
somali

Jarmalka iyo Faransiiska Oo U Goodiyey Xulafada Ruushka

Dowladaha France iyo Germany ayaa sheegay inay ka qeyb qaadan doonaan sidii ay u taageeri lahaayeen dejinta xiisada ka taagan bariga wadanka Ukrain oo maalmihii ugu dambeeyay ay ka jreen dhaq-dhaqaaqyo ciidan.

Todobaadkii tagay xuduuda Ruushka uu la wadaago Ukrain waxaa la soo dhoobay ciidamo badan iyo gaadiid dagaal oo uu Ruushka leeyahay, kuwaas oo taageraya kooxaha doonaya inay ka go’aan Ukrain inteeda kale.

Wasiirrada arrimaha dibadda dalalka Germany iyo France ayaa bayaan ay wadajir u soo saareen waxay ku sheegeen inay taagerayaan madax-banaanida dalka Ukrain, ayna ku baaqayaan in xiisada aan la gaarsiin in dagaal uu qarxo xiligaan.

Related posts

Dowlada Somaliya Oo Dalka ka Mamnuucday Shirkadaha Diyaaradaha ka Diiwaan Gashan Kenya.

Heemaall

Uhuru Kenyatta Oo si Wayn Loogu soo Dhoweeyey Addis Ababa.(Sawirro)

Heemaall

Militeriga Koonfur Afrika Oo la Geeyay Gobollada Rabshaduhu Ha-keeyeen.

Heemaall