Heemaal News Network

Jarmalka Oo Ciidanka Itoobiya ku Wareejiyay Daawo, Xilli ay Dagaal kula Jiraan Tigrey.

Safaarada Jarmalka ee magaalada Addis Ababa ayaa isbitaal ay leeyihiin ciidanka Itoobiya ugu deeqay agab caafimaad oo u dhigma 1 million oo Euro .

Madaxa waaxda caafimaadka ee ciidanka Itoobiya General Yilma Mekante ayaa sheegay in deeqdan ay wax weyn oo muhiim u tari doonto ciidanka .

Colonel Andrei Scoffis, oo ka socday ciidanka Jarmalka ayaa sheegay in dowladda Jarmalku ay sii wadi doonto taageerida ciidanka itoobiya

Related posts

Amiir Turki al-Faysal-ka Sacuudiga Oo Weerar Afka ah ku Qaaday Israel.

Heemaall

Qarax Isnidaamin ah Oo ka Dhacay Muqdisho.

Heemaall

Odey Da’ ah Gaajo iyo Haraad Ugu Geeriyooday Kaam ku Yaala Garoowe.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More