Heemaal News Network
somali

Jubbaland Oo Amar Dul-dhigay Ganacsatada Isticmaasha Dekadda Kismaayo.

Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa amar ku siisay dhamaan ganacsatada Jubbaland ee wax kala soo dega iyo kuwa wax ka dhoofiya Dekadda Kismaayo in ay inay ay qaataan ruqsadda ay wasaaraddu bixiso.

Qoraal kasoo baxay Wasaarada ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland ayaa lagu faray ganacsatada in marka hore qaataan ruqsada ay wasaarado bixiso hadii kale aan loo ogolaan doonin in wax kala soo degaan dekadda ama ka dhoofiyaan.

Halkan ka Akhriso;

Related posts

Odayaasha Beelaha Hawiye Oo War kasoo Saaray Xilka Qaadistii Fahad Yaasiin Iyo Diimadii Farmaajo

Heemaall

Dil Lagu Fuliyay Macalin Qur’aan 80-jir ah Iyo 16 kale Oo Maxabiisa ah.

Heemaall

Jubaland Oo ka Hadashay Qodobadii ay R/W Rooble Isku Mari-waayeen.

Heemaall