Heemaal News Network
Soomaaliya

Jubbaland Oo Dowladda Dhexe ku Eedeeysay Inay Arimo Halis ah ka Wado Gobolka Gedo.(Akhriso)

Wafdi Dowlad-goboleedka Jubbaland u dirtay gobolka Gedo ayaa Dowladda Federaalka Soomaliya ku eedeeyey iney faragelin ku hayso gobolka Gedo iyo guud ahaan Jubbaland.

War-saxaafadeed uu soo saaray wafdigan ayaa xog buuxda ka bixinaya qodobo ay ka mid yihiin dhibaatooyin la sheegay inay Dowladda Federaalku ku waddo gobolka Gedo, xariggii wasiirka amniga Jubbaland iyo xayiraaddii duulimaadka diyaaradaha.

Hoos ka akhriso;

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More