Jubbaland Oo Gacanta ku Dhigtay Qaraxyo iyo Ragii Watay.

Ciidanka Hay’adda Nabad Sugida iyo sirdoonka Maamulka Jubbaland ayaa la sheegay in miinooyin dhowr oo ay Al-Shabaab geliyeen wadada isku xirta Goobweyn iyo Yoontooy at soo saareen.

Saraakiisha howlgalka hoggaamineysa ayaa waxaa ay sheegeen in Al-Shabaab ay doonayeen inay miinooyinkaan ku dhibaateeyeen dadka Shacabka Shacabka ee ku safra wadada u dhaxeysa degaannada Goobweyn iyo Yoontooy ee Gobolka Jubbada Hoose.

Sidoo kale Saraakiisha waxaa ay sheegeen in Rag lagu tuhunsan yahay falkaan ay gacanta hayaan ,isla markaana laamaha Ammaanka ku baaritaano ku wadaan.

Wadada u dhaxeysa degaannada Goobweyn iyo Yoontooy ayaa waxaa dhowr jeer ka dhacay qaraxyo miino oo ay ku waxyeeloobeen Ciidamo ka tirsan Jubbaland iyo dad Shacab ah.

Related posts

Zidan Oo Ku Goodiyey In Cinqaab Intan Ka Badan Marsiin Karayey Bacelona

Heemaal

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy