Heemaal News Network
somali

K/Galbeed Oo Shaacisay Jadwalka Doorashada Qaar ka Mid ah Kuraasta Golaha Shacabka

Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Koonfur galbeed ayaa shaaciyey jadwalka doorashada 5 kursi oo ka mid ah 11-kii kursi guddiga shaaciyey 1/1/2022.

Talaabadan ayaa ku soo aadeysa xili qodobo la xiriira hufnaanta doorashada laga soo saaray shirkii golaha wadatashiga ee dhowaan lagu soo gebagebeeyey magaalada Muqdisho.

Halkan ka Akhriso Jadwalka:

Related posts

Xuquuqul Insaanka Itoobiya Oo Xoogaga TPLF ku Eedeeyay Dilal Badan Iyo Xadgudubyo.

Heemaall

Trump Oo Madaxwaynsha Ruushka ka Dalbaday Inuu Bixiyo Xogta Qoyska Biden

Heemaall

Faysal Ali Waraabe Oo Qabriga ku Amaanay AHUN Madaxwayne Cigaal Kana Hadlay Arimo kale

Heemaall