Kamala Harris Oo Kabaha La Martay Mike Pence

Madaxweyne ku xigeenka dalka Mareykanka Mike Pence iyo Kamala Harris oo ah haweeneey uu musharraxa xisbiga dimoqraadiga Joe Biden u soo xushay in ay noqoto ku xigeenkiisa, haddii uu ku guuleysto doorashada madaxtinimada, ayaa xalay yeeshay dooddi ugu horreysay.

Doodda oo socotay muddo hal saac iyo bar ah, kana dhacday gobolka Utah ee galbeedka Mareykanka, ayaa waxaa warbixintaan kooban innooga diyaariyay wariyaha VOA-da Nur Hassan Nur.

Xigasho VOA Somali.

 

Related posts

Zidan Oo Ku Goodiyey In Cinqaab Intan Ka Badan Marsiin Karayey Bacelona

Heemaal

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy