Heemaal News Network
somali

Kenya Oo Amartay In Isbitaalada Laga saaro Dawada HIV-ga Oo Dib loo Farsameeyay

Saraakiisha Kenya ayaa dib u celiyay dawo lagu farsameeyay gudaha dalka oo la siiyo bukaanada qaba HIV si ay u xakameeyaan heerka faafka ee fayraska jirkooda.

Guddiga farmashiyaha ayaa sheegay in go’aanka la qaatay ka dib markii Universal Corporation Limited oo ah soo saaraha, dawadan , ay ogaatay in kaniiniyada ay habooneyn.

Daawadu waxay ahayd isku darka qiyaas go’an oo saddex kiniin ka kooban kuwaasi oo kala ah Tenofovir, Lamivudine iyo Dolutegravir.

Ma cadda tirada bukaannada ee qaatay dawadan, balse 14 qaybood oo kamid ah daawadan ayaa loo qaybiyay isbitaallada.

Related posts

Ruushka Oo Dalkiisa ka Mamnuucay RW Boris Johnson

Heemaall

Gaadiid Uu Watay Wasiirka Qorsheynta Somaliya Oo Lagu Xanibay Duleedka Garoowe

Heemaall

Ninkii Gaystay Dilka R/Wasarihii Hore Ee Japan Oo Shaaciyay Sababta Uu U Dilay

Heemaall