Khasaare ka dhashay Makhaayad Ku Taal Baladweyne Oo Weerar Lagu Qaaday

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in xalay halkaasi lagu weeraray bambo gacmeed geysatay khasaare kala duwan.

Weerarkan ayaan ka dhacay goob maqaaxi ah oo ay ku sugnaayeen dad shacab ah, iyo askar ka tirsan ciidan xooga dalka. waxaana goobta ku dhaawacmay labbo qof.

Dadka dhaawacmay ayaa la geeyey isbtitaalka guud ee degmada, oo lagu dabiibaayo.

Related posts

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

Xukuumada Biixi Oo Markii Ugu Horaysay ka Hadashay Dil Iyo Kufsi Burco Loogu Gaystay Hooyo Ugbad.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy