Kheyre Oo Ololihii Doorashadiisa ka Bilaabay Guddoomiyaha Aqalka Sare.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Muqdisho kula kulmay Gudoomiyaha golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Kulankan ayaa looga hadlaayay xaaladda Siyaasadeed ee dalka gaar ahaan Arrimaha doorashooyinka.

“Sharaf ayey ii ahayd la kulanka guddoomiyaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo maanta isoo booqday. Waxaan uga mahadceliyay kaalintii uu ka qaatay hannaanka loogu gudbayo muddo xileed cusub ee dowladda Soomaaliyeed”ayuu yiri Xasan Cali Kheyre.

Kheyre ayaa dhawaan ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya Sanadkaan.

Related posts

Zidan Oo Ku Goodiyey In Cinqaab Intan Ka Badan Marsiin Karayey Bacelona

Heemaal

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy