Heemaal News Network
somali

Khilaaf kal Dhex Qarxay Maxkamada Sare Iyo Tan Racfaanka Ee G/Banaadir, Iyo Qoraalo la Isku Adeegsaday

Waxaa banaanka u soo baxay khilaaf ka dhax curtay Maxkmadda Racfaanka Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Sare ee Soomaaliya.

Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan Maxamed Cismaan Baarri iyo Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Garyaqaan Baashi Yuusuf Axmed ayaa soo kala saaray warqado soo kala horjeeda.

Khilaafkan ayaa yimid ka dib Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Garyaqaan Baashi Yuusuf Axmed uu isbedel ku sameeyey kaaliyeyaal ka tirsan labada Maxkamadood, waxaana talaabadaas ku gacan seyray Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Garyqaan Maxamed Cismaan Baarri oo soo saaray qoraal lagu farayo xubnaha isbedelka lagu sameeyey iney shaqadooda sii wataan.

Halkan ka Akhriso Qoraalka Gudoomiyha Maxkamada Sare:


Halkan Hoose ka Akhriso Qoraalka uu soo Saaray Gudoomiyha Maxkamada Gobolka Banaadir:

Related posts

Somaliya Oo Dalbatay in Laga Bedelo Ergeyga M/Afrika Usoo Magacaabay Doorashooyinka.

Heemaall

Maraykanka Oo Dilay Sarkaal sarre oo ka Tirsanaa Kooxda IS-K

Heemaal

Raysal Wasaare Rooble Oo Magacaabay Guddi 13 Xubnood ka Kooban.(Akhriso)

Heemaall