Heemaal News Network
Caalamka Soomaaliya

Koobka Kubada Cagta Ee Qaarada Afrika Oo Dib loo Dhigay Maanta.

Tartanka kubada cagta ee Koobka Qaramada Afrika ayaa dib loogu dhigay mudo sanad ah cudurka halista ee Coronavirus awgiis.

Koobkan Qaarada Africa ayaa lagu waday inuu ka qabsoomo sannadka 2021 dalka Cameroon, iyadoo la shaaciyay maanta in lagu qaban doonaa sannadka 2022-ka isla dalka Cameroon.

Tartanka Qaramada Afrika ayaa la filayay in uu dhaco bilaha Jannaayo iyo Febraayo ee sannadka nagu soo aadan ee 2021-ka.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More