Heemaal News Network
somali

Koofur Afrika Oo Ka Hor Timid In Isra’il Ka Mid Noqoto Golaha Midawga Afrika

Dowladda  Koonfur Afrika ayaa ka soo horjeesatay go’aan loogu ogolaanaayo  Israa’iil inay xubin kor-joogta ah ka noqoto Midowga Afrika

Bayaan kasoo baxay waasaaradda xiriirka caalamiga iyo iskaashiga ee Koonfur Afrika, ayaa lagu sheegay in go’aankaas yahay mid caddaalad darro.

Bayaanka ayaa intaas ku daray inaan lagala tashan dowladda Koonfur Afrika go’aankaan xaq darradda ah.

Wasaaraada ayaa sheegtay in  go’aankan la qaatay sanad ay shacabka Falastiin la kulmeen duqeyn iyo boob dhuleed oo bilaa sharci ah.

Israil ayaa 22 bishan cidsi u gudbisay Midawga Afrika, iyadda oo dalbanaysa in ay xubin korjooge ah ka noqoto.

Related posts

Wasiiradda Arimaha Dibadda Kenya Oo Gaadhay Muqdisho

Heemaal

Janaraal Xuud Oo ka Hadlay Dagaalka Beledweyne.

Heemaall

Puntland Oo Hakad Galisay Isku Socodka Gobolada Bari Iyo Nugaaal

Heemaal