Heemaal News Network

Koox Xuquuqul Insaanka U Ololeysa Lagu Xiray Safaaradda Uganda Ee Kenya.

Afar qof oo u ololeyso arrimaha xuququul insaanka oo u dhashay Kenya ayaa saaka lagu xiray afaafka hore ee safaaradda Uganda ay ku leedahay Kenya, dadkan ayaa xilliggaas warbixin ku saabsan tacaddiyada booliska Uganda u bandhigayay warbaahinta, waxayna doonayeen inay cambaareeyaan arrintaas.

Waxaana haatan su’aalo weydinayaa booliska, waxaana dadkaas kamid ah agaasimaha ha’yadda xuquuqul insaanka ee Justice Africa Xuseen Khaalid iyo weriye la yiraahdo Yassah Muusa.

Related posts

Askari Dil iyo Dhaawac U Gaystay Dad Shacab ah Oo Xukun Dil ah Lagu Riday.

Heemaall

Tirada Dadka ka Barakacay Dagaalka Gobolka Tigray Oo la Shaaciyay

Heemaall

Maxkamada Puntland Oo la Horgeeyay Xildhibaanadii Xasaanada Laga Qaaday.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More