Heemaal News Network

Kulan Looga Hadlayay Dagaalka ka Socda Gobolka Tigreega Oo ka Furmay Uganda.

Madaxweynaha Dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa shaaciyay inuu wadahadal kula yeeshay Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya, Demeke Mekonnen iyo wafdigiisa Guriga Gulu State Lodge e Gudaha dalkaas.

Madaxweyne Yoweri Museveni ayaa sheegay in wada hadaladooda ay diirada ku saareen arimaha nabada iyo amaanka & xaaladaha dagaal e kajira dalka Itoobiya iyo sidii xal buuxa looga gaari lahaa.

Madaxweyne Yoweri Museveni wuxuu intaas ku daray in Itoobiya ay tahay mid ka mid ah wadamada ugu faca weyn ee aan la gumaysan sharaf badana ay ku leedahay qaaradda Afrika.

Related posts

Taageerayaal Careysan Oo Rabshado ka Wada Magaalada Hargeysa.

Heemaall

Golaha Wasiirada Puntland Oo Ansixiyay Korodhka Miisaaniyada 2021(Sawiro)

Heemaall

Xisbiga UCID Oo Ka Hor-yimid Go’aankii Wasaaradda Warfafinta Dul-dhigtay Warbaahinta Somaliland.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More