Heemaal News Network
somali

Laamaha Amniga Muqdisho Oo Gacanta ku Dhigay Nin Qaraxyo Siday Mooto

Ciidamada ammaanka ee magaalada Muqdisho ayaa goordhow Qarxiyay waxyaabaha qarxa oo lagu soo raray Mooto Bajaaj.

Sida ay xaqiijiyeen saraakiil amni, waxaa gacanta lagu dhigay ninkii qaraxa ku weday Mooto Bajaaj-ta oo dhaawac fudud uu soo gaaray.

mana jirto cid kale oo dhibaato ka soo gaartay qaraxaas.

Miinooyinka ay qarxiyeen ciidanka ayaa ka daatay mooto maanta ku qaraxday meel u dhow maqaayadda Fatxi.

Related posts

TPLF Oo soo Bandhigtay Kumanaan Maxaabiis ka Tirsan Ciidamada Itoobiya.(Sawiro)

Heemaall

Puntlad Oo Shaacisay Magacda 16 Musharax Oo Boosaaso Ah

Heemaall

Danjiraha Somalia Ee Ururka OIC Oo La Qaabilay

Heemaall