Heemaal News Network
somali

Labo Gabadhood Oo Somali ah Oo Laga Doortay Deegaanka Addis Ababa.

Waxaa markii ugu horeesay taariikhda oo ay Soomaali ka soo baxdo golayaasha magaalada Addis Ababa.

Kuraasta golaha deegaanka ee magaalada Adhisababa oo dhan 138 kursi, kuwaas oo uu dhammaantood xisbiga PP ku guuleestay ayaa waxaa ka mid noqatay labo gabdhood oo Soomaali ah.

Farxiya Maxamed cumar ahna wasiiru dowlaha dhaqanka ee dalka Itoobiya iyo Faa’isa Maxamed Cumar oo ah madaxa xafiiska dhaqanka iyo dalxiiska ismaamulka Magaalada Addis Ababa ayaa ka mid noqonaya golaha cusub ee degaanka caasimadda dalkaas, Itoobbiya.

Magaalada Addis waxaa ku nool Soomaali tiro badan oo shaqo, waxbarasho iyo deegaan ba u ah.

Related posts

Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Biixi ka Dalbaday In Xog Laga Siiyo Dilalka Laascaanood ka Dhaca.

Heemaall

Wararkii Ugu Danbeeyey Ee Doorashada Gudiga Gobolada Waqooyi Oo Maanta Dhacaysa

Heemaal

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo War kasoo Saartay Go’aankii RW Rooble.

Heemaall