Heemaal News Network
somali

Liiska Qaar kamid ah Musharaxiinta Jubbaland Uga Tartamaya Aqalka Sare Oo la Shaaciyay

Guddigga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Gobaleed ee Jubbaland ayaa goordhaw shaaciyay qaar kamid ah liiska xubnaha ku tartami doona doorashada aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedraalka ah ee Soomaaliya.

Magacyada xubnahan u tartamaya aqalka sare ee matali doona maamulka Jubbaland ayaa waxaa soo gudbiyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, waxaa sidoo kale la filayaa in uu soo gudbiyo Axmed Madoobe xubnaha kale ee harsan.

Guddigga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Gobaleed ee Jubbaland ayaa sidoo kale soo bandhigay jadwalka doorashada xubnaha Aqalka sare ku matalaya Jubbaland.

Related posts

Maraykanka:-Eedeysanayaal Laga Sugayo Inay soo Gudbiyaan Qaabkii loo Dili lahaa !!

Heemaall

QM Iyo Midowga Afrika Oo War ka Soo Saaray Xariga loo Gaystay Madaxda Mali.

Heemaall

Mali Oo Sii Daysay Madax Xidhxidhnayd

Heemaall