Heemaal News Network

Lubnaan: Maxaabiis Xabsi Ka Baxtay Oo Shil Gaadhi Ku Dhintay.(Sawiro)

Dalka Lubnaan shan maxbuus ayaa ku dhintay shil gaari, kadib markii baabuurkii ay ku baxsanayeen uu shil la galay.

Maxaabiista ayaa ka mid ahaa tiro ka soo baxsatay xabsi ku yaalla meel u dhaw caasimadda Beyrut.

69 maxbuus ayaa fursad u helay inay jebiyaan albaabada qolalkii ay ku xirnaayeen, sidaasna ay ku baxsadaan.

15 ka mid ah maxaabiistaas ayaa gacanta lagu soo dhigay, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee dowladda Lubnaan. Waxaana mid ka mid ah maxaabiista xabsiga dib ugu celisay hooyadiis.

Related posts

Suudaan iyo Masar Oo Wadajir U Bilaabay Dhoolatus Militeri.

Heemaall

RW Mahdi Guuleed Oo Jawaab ka Bixiyay Qoraal Musharaxiin kasoo Saareen Doorashada.

Heemaall

R/W Rooble Oo Shaaciyey Ujeedooyinka Laga Leeyahay Safarkiisa Baydhaba.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More