Heemaal News Network
somali

M/ku-xigeennada Jubbaland iyo Galmudug Oo Qaadacay Xukumada la Magacaabay

War saxaafadeed si wadajir ah usoo saareen madaxweyne kuxigeenada dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Galmudug ayey uga soo horjeesteen magacaabista golaha cusub ee wasiiradda uu magacaabay Ra’isul Wasaare Xamse Barre.

Labada Madaxweyne kuxigeen ayaa sheegay in lagu xadgudbay nidaamka awwood qeybsiga beelaha, waxa ayna xuseen in aysan ku qanacsaneyn qoondada kaga soo aaday xukuumadda cusub.

Related posts

Ismaamulka Somalida Oo 50 Milyan Oo Bir Ugu Deeqday Dad Tacadiyo Loogu Geystay Jeel Ogaadeen.

Heemaall

Faah-faahinta Dad ku Dhintay Qarax ka Dhacay Itoobiya.

Heemaall

Madaxweyne Biixi Oo Qaabilay Safiirka Ingiriiska Ee Somaliya.

Heemaall