Heemaal News Network
somali

Maamulka Galmudug Oo Amaro Hor Leh kusoo Rogay Ganacsatada Qaadka.(Akhriso)

Wasaaradda Maaliyadda Galmudug ayaa mar kale amar ka soo saartay Qaadka yimaada degaanada Galmudug, iyadoo wasaaraddu ugu yeertay ganacsatada Qaadka ka soo dajiya Garoomada diyaaradaha inay iska soo diiwaan galiyaan Xafiiska Wasaaradda Maaliyadda, cidii qaadan waydana ay Dowladdu tilaabo ka qaadayso.

Warqadda amarkan lagu xusay ayaa waxaa ku Saxiixan wasiir ku Xigeenka Wasaradda Maaliyadda Galmudug Muqtaar Cali Cusmaan.

Dhanka kale wasaaradda Maaliyadda ayaa mamnuucday qaadka dhulka ku yimaada degaanada Galmudug.

HAlkan Ka Akriso:

Related posts

Cabdi Xaashi Oo Lagu Casuumay Kulan Ka Dhacaya baakistaan

Heemaal

Shirkada Facebook Oo Xukun kama Denbays ah ku Ridday Donald Trump.

Heemaall

Iran Oo Shaacisay Inay Qabatay Rag ka Tirsan Mossad Israel.

Heemaall