Heemaal News Network

Macron Oo Laga Dalbaday Inuu Cadaadis Saaro M/Sisi-ga Masar Oo Booqosho ku Jooga Farance.

Ururada xuquuqda Aadanaha ee dalka Faransiiska ayaa ugu baaqay madxwayne Emmanuel Macron in uu madaxwaynaha Masar ku cadaadiyo in uu sii daaayo dadka u xiran siyaasadda iyo xoriyadda hadalka.

Madaxweyne Abdifatah Al-Sisi ayaa lagu eedeeyey inuu xabsiyo dalka Masar ku hayo boqolaal qof oo isugu jira siyaasiyiin iyo dad loo xiray hadallo aysan dowladda jecleysan.

Baaqa ururada xuquuqda aadanaha Faransiiska ayaa imanaya xili uu madaxwayne Sisi booqasho ku joogo magaalada Paris ee dalka Faransiiska.

Related posts

Mid kamid ah Odayaashii Soo Xulay Baarlamaanka Soomaaliya Oo La Dilay

Heemaal

Maxkamada Sarre Ee Maryakank Oo Baadhitaan Ku Bilowday Trump

Heemaal

Nin La Sheegay In Uu soo Xaday Labo Carruur ah Oo Lagu Soo Bandhigay Afgooye.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More