Madaxda Trukiga, Faransiiska, Iyo Qatar Oo Ka Wada Hadal Dajinta Xasarada Bariga Dhexe

Madaxweynaha dalka Turkiga Erdegon ayaa ilaa hadda aan ka nasan sidii loo dhamayn lahaa xasarada ka oogan gobolka bariga dhex.

Hadaba halkan ka dhagayso warbixin ay ka diyaariyaasay VOA oo aan annaguna ka soo xiganay.