Heemaal News Network
somali

Madaxtooyada Oo Shaacisay Qodobada Uu Farmaajo ka Jeedin-doono Shirka Golaha Guud Ee Q/Midoobay

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa khudbad ka jeedin doona meertada 76-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay sida lagu sheegay qoraal kooban oo ka soo baxay Villa Somalia

Farmaajo oo hadal-jeedintiisu ku aaddantahay maalinta koowaad ee Shirweynaha ayaa waxa uu kaga hadli doonaa arrimaha ay ka midyihiin:

1-Geeddi socodka arrimaha doorashooyinka Soomaaliya

2-Xakamaynta iyo kasoo kabashada cudurka COVID-19

3-Dardar gelinta iyo dib-u-habaynta Qaramada Midoobay

4-Ilaalinta degaanka iyo isbeddellada cimilada adduunka

Related posts

Caro ka Dhalatay Muuqaal ay Baahiyeen Askar ka Tirsan Booliiska Kenya.

Heemaall

Q/Midoobay Oo Waqti Kooban Kordhisay la Dagaalanka Burcad Badeeda Somaliya

Heemaall

Rooble Oo Vila Somalia Ku Waafaqay Qaadacaada Heshiiska Shidaalka

Heemaall