Madaxwaynaha Galmudug Oo la kulmay Wafdi ka Socday UN-ka Oo Maanta Gaaray Dhuusamareeb.(Sawirro)




Madaxwaynaha Galmudug ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka tirsan Qaramada Midoobay oo isugu jira madax iyo farsamo-yaqaano, kuwaasoo gaadhay Magalaada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug.

Socdaakooda ayaa la xiriiray sahminta goobta loo diyaarinayo iney dagaan hay’adaha QM oo dhawaan si rasmi uga furan doona Magaalada Dhuusamareeb, iyo sidii wadahadal loogu dhamayn lahaa khilaafka ragaadiyay madaxda maamulkaasi gGalmudug.

Ugu danbeyntii wafdigu waxay xarunta Magadaxtooyada kulan isfaham ku idlaaday kula qaateen Madaxweyne xaaf iyagoo isla maanta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho.

©Wakaaladda Wararka Ee HNN
heemaalnews@gmail.com
La Wadaag Asaxaabtaada Maqaalkan

Noqo Qofkii Ugu Horeyey Ee Ka Faalooda

Ka Jawaab Celi

email-kaaga ma daabici doono.


*