Madaxwayne Deni Oo Kulamo Xaasaasi ah Oo Qarsoodi ah ka Wada Nairobi.

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa kulamo siyaasadeed waxaa uu ka bilaabay Magaalada Nairobi ee caasimada Kenya, halkaasi oo ay ku sugan yihiin inta badan Siyaasiyiinta Mucaaradka ah.

Madaxweyne Deni ayaa la kulmay siyaasiyiin miisaanleh oo damac kaga jiro Doorashada soo socota iyo sidoo kale wakiilo ka socda dalalka daneeya Arrimaha Soomaaliya.

Xubno ka mid ah Sirdoonka dowladda Imaaraadka Carabta ayaa lagu soo waramaya in uu kula kulmay Magalada Nairobi.

Sidoo kale, Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa isna lagu wadaa in uu maalmaha soo socda gaaro Magaalada Nairobi, islamarkaana ku biiro kulamada siyaasadeed ee uu halkaasi ka wado Madaxweyne Deni.

Related posts

Zidan Oo Ku Goodiyey In Cinqaab Intan Ka Badan Marsiin Karayey Bacelona

Heemaal

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy