Heemaal News Network
somali

Madaxwayne Geelaha Jabuuti Oo Guul Taariikh ah ku Tilmaamay Doorashada Xasan Sheekh.

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa doorasho taariikh ah ku tilmaamay dib u doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya isla markaana ay daliil u tahay horumarada ay sameeyeen hay’adaha dowladda.

Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in shacabka soomaaliyeed ay guul taariikhi ah u tahay doorashada Xasan Sheekh, waxuuna madaxweynaha cusub ku hambayeeyay qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka.

Related posts

Somaliya Iyo Jabuuti Oo ka Wada-hadlay la Dagaalanka Al-Shabaab.

Heemaall

Itoobiya Oo Sii Daysay Muqaadiniin Ay Ka Kaxaysatay Hiiraan

Heemaall

15 Qof Oo Lagu Dilay Toogasho ka Dhacday South Africa Iyo Boliiska Oo ka Hadlay.(Sawiro)

Heemaall