Heemaal News Network
Soomaaliya

Madaxwayne Kuxigeenka Puntland Oo ka Hor-yimid Magacaabistii Uu Xalay Sameeyay M/Deni.

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa goor dhaw soo saaray wareegto uu ku cadeynayo in aysan sharciyad aheyn golihii wasiiradda ee uu xalay magacaabay Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, ka dib markii uu sheegay in aan lagala tashan.

Madaxweyne kuxigeenka ayaa sheegay in ay Puntland waqtigan ku jirto xaalado adag oo dhanka Ammanka & Caafimaadka ah, wuxuuna sheegay in talaabada la qaaday labaal-maray gabi ahaanba Dastuurka Puntland oo ogolaanaya in lala tashado.
Halkan ka Akhriso

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More