Heemaal News Network
somali

Madaxwayne Lafta Gareen Oo Magacaabay Guddiga Garsoorka Koonfur Galbeed.(Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta magacaabey gudiga adeega garsoorka Koonfur Galbeed.

Sidoo kale Laftagareen oo wareegto soo saaray ayaa magacaabay gudoomiye ku-xigeenka Amniga gobalka Bay.

HALKAN HOOSE KA AKHRISO:

Related posts

Madaxweyne Farmaajo Oo Shaqadii Ka Joojiyey Taliyaha Ciidanka Badda Soomaliyeed

Heemaal

Xasan Sheekh Oo si Adag Uga Hadlay Ganacsatada Lacagaha Siiya Al Shabaab.

Heemaall

Musharax Ciro Oo Ka Digay In Qaadhaanka Abaaraha Lagu Galo Olole Doorasho

Heemaall