Heemaal News Network
somali

Madaxwayne Qoorqoor Oo Muqdisho Lagu Soo Dhaweeay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa caawa soo gaaray magaalada Muqdisho si uu uga qeyb galo shirka wadatashiga Qaran ee doorashooyinka.

Wafdiga Madaxweynaha Galmudug waxaa garoonka diyaaraha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, xubno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, xubno ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo mas’uuliyiin kale.

Madaxweynaha Galmudug ayaa Muqdishu soo gaaray kadib casuumaad kaga timid Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo lagu wado inuu barri si rasmi ah uga furmo magaalada Muqdisho.

Related posts

Ilhan Cumar Oo Maamulka Biden Hor-dhigtay Dalab la Xiriira Muslimiinta.

Heemaall

Cabasho ka Dhan ah Guddiga Doorashooyinka Puntland Oo loo Gudbiyay M/Deni.

Heemaall

Somaliya iyo Bangiga Aduunka Oo kala Saxiixday Heshiis Boqol Milyan Oo Dollar.(Akhriso)

Heemaall