Madaxwayne Saylici Oo Dhagax-dhigay Dekada Cusub Ee ay Shirkada DP World ka Hir-galinayso Magalada Berbera.

Mashruuc lagu balaarinayo dekedda Berbera ayaa maanta waxaa si wadajir ah u dhagax dhigay madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Seylici) iyo guddoomiye ku xigeenka shirkadda DP World, Cadnaan Al-Abar.