Heemaal News Network
somali

Madaxweynaha Jubbaland Oo Magacaabis Sameeyay

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Maxamed Cumar Yusuf u magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Degmada Dhoobley sidoo kale waxaa Madaxweynahu uu Cabdinuur Wali khaliif u magaacay Garsoore inuu ka noqdo Maxkamada Degmada Dhoobley.
Halkan ka Akhriso:

Related posts

Somaliland Oo Ruqsadii kala Noqday Shirkada Ina Geelle Arab Ee Integrated Shipping Services.

Heemaall

Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Balcad Oo La Shaaciyay

Heemaall

Dawlada Puntland iyo Taliska PSF Oo Midba Midka kale ku Eedeeyay Dagaalka Boosaaso

Heemaall