Madaxweyne Donald Trump iyo Xaaskiisa Oo Laga Helay Cudurka COVID-19

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa bartiisa Twitterka ku shaaciyay in laga helay xanuunka COVID-19 isaga iyo xaaskiisa.

Madaxweyne Donald Trump ayaa si cad u sheegay in isaga iyo xaaskiisa uu haleelay cudurka safmarka ah ee COVID-19 kaas oo wali fara kulul ku haayo dalal badan oo Caalamka ka tirsan.

Trump ayaa sheegay inuu is karantiilay isaga iyo xaaskiisaba ayna u hogaan samayaan hanaanka iyo sharuucda lagu yareynayo faafitaanka cudurka halista ah ee COVID-19.

Waxaa sidoo kale xanuunkan laga helay haweeneyda lagu magacaabo Ms’ Hope Hicks taas oo ka mid ah la taliyeyaasha Madaxweyne Donald Trump oo la sheegay in madaxweynaha la raacday diyaaradda Air Force One xili ay toddobaadkan safar ku tageen gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.

Related posts

Zidan Oo Ku Goodiyey In Cinqaab Intan Ka Badan Marsiin Karayey Bacelona

Heemaal

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy