Heemaal News Network
somali

Madaxweyne Qoorqoor Oo Beesha Caalamka kala Hadlay Arimaha Doorashada (Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan la yeeshay maanta qaar ka mid ah wakiilada beesha caalamka u jooga

Waxaana kulankaan looga hadlay arrimo la xiriira doorashooyinka Soomaaliya iyo shirka wadatashiga qaranka ee la filayo in ay isugu yimaadaan dhinacyada Soomaalida 20-ka bishaan.

Mas’uuliyiinta saaxiibada beesha caalamka ayaa ka kala socday Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo Igad.

Dhawaan ayay ahayd markii Raisal Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu shaaciyay shirka wadatashiga qaranka kaasoo looga arrinasanayo doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan dhowaan.

Related posts

RW Rooble Oo War kasoo Saaray Arrimaha Doorashada Iyo Amniga Ee Maanta Lagu Wareejiyey

Heemaall

Dr Adna Oo si Adag Uga Hadashay Dhaqaatiir ku Dhoodtay Baasaboorka Somaliland Oo Muqdisho Laga soo Celiyey.

Heemaall

UN. EU. AU IGAD Oo War Wadajir Ah Ka Soo Saaray Khilaafka Doorashada

Heemaal