Heemaal News Network
somali

Madaxweynihii Dalka Chad Oo la Dilay.

Waxaa la xaqiijiyay geerida Madaxweynihii dalka Chad Idiris Deby, kaas oo dhawaan ku guuleystay doorasho muran uu ka taagan yahay oo ay diiden mucaaradka oo ka dhacday dalkaas.

Telefishanka dalka Chad ayaa shaaciyay in Madaxweyne Idiris Deby uu ku dhintay aagagga dagaalka kadib markii uu soo gaaray dhaawac culus, isaga oo hoggaaminayay dagaal lagula jiray fallaagada waqooyiga dalkaas.

Madaxweyne Idiris Deby ayaa 30 sano ee la soo dhaafay waxaa uu xukumayay dalka Chad, waxaana Ciidamada Chad ay hada la dagaalamayaan xoogaga kacdoonka ee weerarka ku qaaday caasimada N’Djamena.

Related posts

Galmudug Oo Shaqada ka Cayrisay Mas’uul Taageeray Ahlusunna.

Heemaall

Siyaasiyiinta Somaliland Ee Muqdisho Qaarkood Oo Taageeray R/Wasaare Rooble.

Heemaall

Taliye Shalay Lugu Dilay Burco Oo Manta La Aasay.

Heemaall