Heemaal News Network
somali

Magaalada Roma Oo Bilowday In Ay Dunto “Shilkii U Danbeeyey”

Magaalada caasimada u ah talyaaniga ayaa sanadihii ugu dambeeyay waxaa hareeyay dhowr god oo biyo mareeno ah oo dumaya ,sida uu qoray wargayska The Guardian ee ka soo baxa dalka Ingiriiska.

Hadda waxaa uu dhulku la go’ay labbo gaadhi oo yaalay barkin dabaq ah, waxaana la sheegayaa in ay sobobtu ahayd, biyo ka liigay dabaqaas.

Dadka dagan dabaqa ayaa war galiyey ha’ada dagaanka biyaha ku liigaya dhismaha balse cid wax ka qabatay ma jirto, magaalada qadiimiga ah ayaa hadda bilowday in ay dunto iyadda oo dhismayaal badana godod ilaa saddex mitir ahh lagu arkay, iayada oo dadka dagana lagu wargaliyey in ay ka guuraan.

Related posts

Taliye Saadaq John Oo Fariisin Cusub ka Sameystay Xaafad ay Beeshiisu ka Degto Muqdisho

Heemaall

M/Biixi Oo Qaabilay Diblomaasiyiin Somaliland Uyimid Indho-idhaynta Doorashooyinka (Sawirro)

Heemaall

Maraykanka Oo Boqolaal Bilyan U Adeegsanaya Burburinta Dhaqaalaha Shiinaha

Heemaal