Heemaal News Network
somali

Majaajiliistaha Sooraan Oo Maanta ku Geeriyooday Magalada Burco.

Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Burco maanta ku geeriyooday Majaajiliiste Sooraan Ismaaciil Sugulle.

Marxuumka wuxuu sidoo kale ahaa Abwaan iyo jilaa ay Soomaalidu aad u daawan jireen muuqaalladiisa.

Sooraan wuxuu caan ku ahaa sheekooyin ay inta badan isla soo jili jireen Abwaan Jawaan oo ay saaxiibo ahaayeen.

Related posts

M/Qoor Qoor Oo soo Bedelay Xubnihii Guddiga Doorashada Ee Cabashada Laga Keenay.(Akhriso)

Heemaall

Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Hordhac Natiijada Doorashada.

Heemaall

Wasiir Kaahin Oo Shaaciyay Inuu U Taagan Yahay Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye.

Heemaall