Heemaal News Network
Qubanaha Heemaal

Malaayin Qof Oo Maanta Taagan Carafo “Faaidada Xajka Dhagayso”

In ka badan laba miliyan oo Muslimiin ah ayaa maatan taagan banka carrafo iyagoo gudanaya waajibaadka xajka ee sanadlaha ah ee sannadkan.

Sheekh C/raxmaan Shariif, imaamka masaajidka Daarul Hijra ee magalada Mineaplis ee gobolka Minasota ayaa sharraxaya faa’oodooyinka iyo fadliga ay maalintani u leedahay muslimiinta, kuwa jooga banka Carrafo iyo kuwa aan joogin labaduba. Caasho Ibrahim Aden ayaa wareystay Sheekha.

Dhageyso waresysiga fa’iidooyinka Xajka.

VOA Xigasho

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More