Heemaal News Network
somali

Maraykanka Oo Canbaareeyey Weerar Xukuumada Asad Ku Qaaday Magaalada Balcad

Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa si kulul u cambaareeyay weerar Arbacadii Xukuummadda Siiriya ee uu hoggaamiyo Bishaar Al-Asad ku qaaday magaalada Daraa al-Balcad ee koonfur -galbeed Siiriya.

Blinken ayaa ku baaqay “in si deg -deg ah loo joojiyo rabshadaha, oo ay ku dhinteen dad rayid ah, ayna ku barakaceen kumanaan rafaad iyo cunto yari soo wajahday.”

Maamulka Siiriya ayaa dib u cusbooneysiiyay weeraradii ay ku hayeen Daraa al-Balcad kadib markii uu fashilmay wadahadaladii dhexdhexaadinta ee uu hogaaminayay Ruushka oo u dhaxeeyay Xukuummadda Asad iyo xoogaga mucaaradka,

Related posts

Wasiirada Somalia Oo Abaaraha Ku Caawiyay 20% Mushaharkooda

Heemaall

Xasan Sheekh Oo Gabagabadii Shirka Wadatashiga kaga Hadlay Dgaalka Alshabaab

Heemaall

Maraykanka Iyo Kenya Oo ka Wada-hadlay Arrimaha Amniga Somaliya iyo Ethiopia.

Heemaall