Heemaal News Network
somali

Maraykanka Oo Tacsi Ka Diray Geerida Abwaan Hadraawi

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Mareykanka ayaa ka tacsiyeeyay Geerida Allaha unaxariistee Abwaankii Soomaaliyeed ee Maxamed Ibraahim Hadraawi.

“Isagoo ku hadlaya magaca Mareykanka, danjire André waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii & asxaabtii uu ka baxay halyeygii Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame “Hadraawi” iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay” ayaa lagu yiri qoraal kooban oo ka soo baxay Safaaradda Mareykanka.

Abwaan Hadraawi ayaa shalay ku geeriyooday Magaalada Hargeysa, ka dib muddo uu xanuunsana. Madaxda iyo Bulshada Soomaaliyeed ayaa ka tacsiyeey Geerida Abwaanka.

Related posts

Abwaan Shaacir-ka Hargaysa Oo Aqbalay Xil Dawlada Somaliya Usoo Magacawday.

Heemaall

Jubbaland Oo Abaabul Dagaal ka Billowday Gobolka Jubbada Hoose.

Heemaall

RW Xamse Oo ka Hadlay Geerida Fanaanadii Khadra Daahir Cige

Heemaall