Heemaal News Network
somali

Mareykanka Oo Ciidamo Dheeraad ah Udiraya Xiisada Ruushka Iyo Ukraine

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa oggolaaday in uu ciidamo dheeraad ah loo diro Bariga Yurub, si ay uga qayb qaataan duulaanka Ruushka uu ku doonayo Ukraine.

Labo ka mid aah saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay, in Mareykanka uu xoojinayo dalalka uu isbaheysiga la yahay eeka horjeeda waxa uu ku tilmaamay qatarta Ruushka uu ku doonayo in u ku faragaliyo Ukraine.

Mid la mid ah saraakiisha ayaa sheegay in qiyaastii 2000 askar Mareykan la geyn doono dalalka Poland iyo Jarmalka, halka 1000 askari la gayn doono dalka Romania.

Ruushka oo ciidamo gaaraya 100,000 oo askari soo dhoobay xuuuda Ukraine waxay sheegeen in ay qaadi karto tallaabo militari haddii dalabkeeda aan la tixgalin , kuwaasi oo ay ku mid tahay ballan ay NATO sameyso oo ah in aanay Xulafadheeda kuqaabileynin Ukraine.

Related posts

Ganacsato ka Cabanaysa Habka Dibu Dejinta Ganacsatadii Waaheen Iyo kuwo kale Oo soo Dhaweeyey.

Heemaall

Ina Cabdishakuur Oo Gado Xaaladeeda Bani’aadnimo Ka Wardoonaya

Heemaall

Guddoomiye Jeyte Oo Aqalka Sare Uga Warbixiyay Howlgallada ka Socda Hiiraan

Heemaall