Heemaal News Network
somali

Mareykanka Oo Xaalad Deg-deg ah Oo Caafimaad ku Dhawaaqay.

Mareykanka ayaa ku dhawaaqay xaalad caafimaad-guud oo deg deg ah, kaddib markii ay bateen kiisaska la xiriira cudurka Furuqa-Daanyeerka ee Monkeypox.

Tallaabadan ayaa hey’adaha caafimaadka Dowladda Federaalka Mareykanka u fududeyn doonta in ay dowladda ka helaan kaalmo dhaqaale oo deg deg ah oo lagula dagaalo cudurkaan.

Kiisaska dadka laga helay xanuunka Monkeypox ayaa Arbacadii gaaray 6,600. Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay in dadka ugu badan ee laga helay ay yihiin ragga gogosha wadaaga.

Dowladda Mareykanka ayaa lagu cambaareeyay qaabka ay u maareyneyso xanuunkan sii faafaya.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Musuq-maasuq ku Eedeeyay RW Rooble.

Heemaall

Dadkii Somaliland soo Musaafurisay Oo Gaaray Baydhabo.(Sawiro)

Heemaall

Farmaajo Oo ka Hadlay Xuska Qaraxii Afar Sano ka Hor ka Dhacay Zoope.

Heemaall